Waad ku mahadsantahay isticmaalkaaga App-ka Geddi App App-kan waxaad ka heli kartaa xawilaada iyo sarif-ka lacagaha soomaaliya laga isticmaalo sida EVC, eDahab, Salam Bank & Premier Wallet, waxaa lacagaha aad uga baahantahay ehel-kaaga kusoo diri karaan akoonadeena iyadoo inagana kugu soo xawileyno akoonkaaga turkiga